0
Q:

internet in 60 seconds 2020

1. Daqiiqad walba dad ka mid ah dadka isticmaala mareegta Facebook-ga ayaa waxa ay wax soo galiyaan 2.5 milyan jeer.

2. Daqiiq walba dadka Twiterka isticmaala iyana waxa ay soo  gaashaan 300,000 oo shay.

3. Daqiiqadka kasta  Instagramka waxa la soo gashaa 220,000 oo shay oo waliba cusub.

4. Daqiiqad walba Youtube-ka waxa la soo gashaa muuqaalo isugeyntoodu ay  noqonayso 72 saacadood (hadda waa 60-dii ilbidhiqsi ee kasta)!

5. Waxa daqiiqaddiiba  Apple Store-ka laga  soo rogtaa (download) 50,000 oo Application.

6. Waxa daqiiqaddiiba Email-lo laga diraa 2 milyan iyo 2 boqol oo farriimood.

7.Daqiiqaddiiba waxa Amazon  hab online ah wax lagaga iibsadaa lacag gaadhaysa $80,000 oo dollar!

8. Halkii daqiiqo ee yimaadaba waxa mishiinka Google laga badhaa 4 milyan shay, (waxa laga baadhana waxa ugu badani waa waxyaabo aan faa’iido lahayn)!

8. Waxa sanadkii 2012-kii WordPress laga sameystay 72 milyan oo website, xagga bishii january ee 2014-kii oo kaliya laga sameystay 86 milyan oo website!
0

New to Communities?

Join the community